Qubanaha VOA, Aug 23, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Fiilooyinka korontada ee ku baahsan faras-magaalada Hargeysa oo khatar ku yihiin bulshada; Cisbita

  • 6 years ago
Qubanaha VOA, Aug 23, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Fiilooyinka korontada ee ku baahsan faras-magaalada Hargeysa oo khatar ku yihiin bulshada; Cisbitaal wax ka qaban doono dhibaatada dumarka iyo caruurta oo laga dhisayo deeggaan ku yaalla Sool; wiil dhalinyaro ah oo lacag uu ka uruuriyay baraha bulshada busas ugu iibiyay arday masaafo dheer ugu lugeyn jiray schoolada ay dhigtaan Puntland. Daawo, kadibna fikirkaaga noo soo dir.

Recommended