Barnaamijka Qubanaha Maanta, June 30, 2018, waxaa qodobada ku jira ka mid ah: Ethiopia oo liiska kooxaha argagixisada ka saareysa ururada ONLF iyo OLF; Safiirka

  • 6 years ago
Barnaamijka Qubanaha Maanta, June 30, 2018, waxaa qodobada ku jira ka mid ah: Ethiopia oo liiska kooxaha argagixisada ka saareysa ururada ONLF iyo OLF; Safiirka Ethiopia ee Somalia oo sheegay in siideyntii Qalbi-Dhagax ay ku timid codsi uga yimid dowladda Somalia; 30 kun oo arday ah oo maanta u fadhiistay imtixaanka dugsiyada sare, iyo hoose/dhexe ee Somaliland.

Recommended