Xukuumadda Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu ku

  • 6 years ago
Xukuumadda Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu ku xidhiidho. Arrintan ayaa ujeedkeedu yahay in looga hortego bay yidhaahdeen in ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee imtixaannadu u socdaan ay isugu gudbiyaan jawaabaha imtixaanka. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa ka warramaya.

Recommended